Madaxweyne muddo labo jeer ah afgembi ku qabsaday xukunka oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya caasimadda dalkaas ee Accra. Jerry John Rawlings ayaa ku dhintay isbitaalka ka dib muddo gaaban oo uu xannuusanaa. Rawlings ayaa lagu xusuustaa in isagoo ka tirsan ciidammada cirka Ghana uu agaasimay laba afgembi sanaddii … Continue reading Madaxweyne muddo labo jeer ah afgembi ku qabsaday xukunka oo geeriyooday